top of page
"Fikrad ayuu rumeeyaa ruuxu heer uu ku lumo oo la kala sooci waayo kooda ka kale ruuxda galiya"
Waayo & Warkii
Weedho & Waacaalkood



Search


Galabtani dil bay aad ugu habboontahay...
Nas yar, kooban, mug wayne se oo aan caashaqay, turjumayna habeen saamalayl, sallaaddii subax.
Jan 16, 20212 min read


Way boqol jirsatay Boorama
Tuulo buuralay togag badan ah oo dhaxashay caasimad leh faca wayn, sooyaalka iyo magaca Saylac ayay ku bilaabantay, hadda oo boqolku u...
Dec 16, 20193 min read


Bare Barre
Barre waxa aad tahay bare ku takhasusay barbaarinta ubadka, dugsiga aad u shaqo tagto wuu buux-dhaafaa, magac iyo sumcadna wuu ku...
May 20, 20163 min read
Ismoogaan….!!!! (2)
Jidcade boodh badan, xilli qoraxdu wixii dhaqaaqayaba dubanayso adigoo daal iyo caajis kaa muuqdo, labiskaagana aanad u soo aabo...
Jan 9, 20162 min read


Ani Iyo Xaawalayda
Midkoodbaa i waydiiya, Madaxadayg, Kas, Garasho La’aan iyo Warjacayl mid ay ka ahaydba -“Imisaa sanadkaa gunaanadmay xaawalay ku soo...
Jan 4, 20161 min read
Ismoogaan..!!! (1)
Waligaaba xili xunbaad socon jirtay, Waxa halkaa ka madmadoobi waa maxay tolow? Afar dumara oo afka xidhan weeyi, Xiligan iyagna maxaa...
Dec 28, 20151 min read


IMISA MIDAB LEH AYAAD TAHAY?!
-Ayaad tahay?! -Hebel/Hebli waa ayo?! Labadaa su’aalood ruux aan la waydiin soomaali maaha..!!!! — — — Galab dheer ayuu wadaadku la...
Oct 30, 20154 min read


ILEEN ILAAHYO KALE AYAYNU LEENAHAY..!!!
Wakhti aan bilo ka soo wareegin anoo mareegta facebook dhex mushaaxaaya ayay ishu igu dhacday muqaal ay dadka la soo wadaagtay shabakad...
Oct 10, 20153 min read


Qalinyohow Igaadhsii..!!!???
Cumriga aadamuhu arlada joogo Aristotle iyo Faylasuufyadii la mid ahaa ama Luqmaan iyo Wax-garadkii la mid ahaa may ahayn garaadka kaliya...
Dec 31, 20122 min read
bottom of page