top of page
"Fikrad ayuu rumeeyaa ruuxu heer uu ku lumo oo la kala sooci waayo kooda ka kale ruuxda galiya"
Waayo & Warkii
Weedho & Waacaalkood



Search


Jidka Maqalle: Murugsanaanta Mawqifka Soomaalida Itoobiya
Meel cidhiidhi ah ayuu MD Mustafe kaga jiraa siyaasadda Itoobiya. Meeshiisa waxa ka cidhiidhinsan oo qudha ta ay kaga jiraan Soomaalida deen
Jul 17, 20213 min read
ASKARTU IMISA NAF BAY INNAGA QABAAN?
Munaasibadda qormadani waxa ay ahayd dilkii gardarrada ahaa ee askarigu ugu gaystay Jaamacadda Camuud Ibraahim Cabdishakuur Salaad
Jul 5, 20213 min read


CASHIRKA UGU CULUS EE DOORASHADII 31 MAY
Ammaa Bacdu, Codka baaxadda aan hore loo arag leh ee ay heleen Barkhad iyo Mooge oo halkudhagyo isbadal la soo shirtagay laguna bartay,...
Jun 6, 20214 min read


"Dhabbadu waa Aakaha" ... Qudbaddii Rantiisi ee Dabbaha Xorriyadda Falastiin
Dagaalkii loogu magacdaray Seefta Qudus ee iskacaabinta Falastiin ku qaaday Israa'iil markii uu curtay ayaan qormadan faafiyay.
May 10, 20213 min read


NIDAAMKA SIYAASADEED EE SOOMAALILAAN WAA MID XIDHAN!
Nidaamka siyaasadeed ee Soomaalilaan waa mid xidhan, si sharciyaysan u xidhxidhan, dadwaynahana ka hor jooga in ay wax u doortaan sida...
Feb 24, 20217 min read


30 Sanno ka dib 4 Feebarwari 1991
Maanta waxa 30 sanno laga joogaa 4 Feebarwari 1991. Maanta oo kale ayay xoogaggii SNM qabsadeen galbeedka dalka bididiis. Qabsashadaas...
Feb 3, 20213 min read
BAAQ SHACAB, SOOMAALILAAN JIRE IYO BAKHTIGA AAN DULJOOGNO.
In dhawayd, dood siyaasadeed Soomaalilaan ka dhaca waxa ugu cuslaa saddexdan 1) Tabliiqii siyaasadeed, 2) Saami qaybsiga iyo 2) Baaq...
Dec 27, 20202 min read


Qof dhimasho U Soo Diyaargaroobay Ma Laga Adkaan Karaa?
Qof dhimasho u soo diyaargaroobay lagama adkaan karo miyaa? Urur caqiido ku dhisan se? Masiibo culus mar kasta oo ay gaysato Alshabaab...
Nov 27, 20204 min read


Minbarka Maxaa u Qalma
Minbarka masaajiidka xilliyqdan danbe waydiin ayaa ku socotay, waydiin ku sahabsan qiimaha waxa laga sheego iyo garashada cidda ka...
Jun 1, 20205 min read


BANDHIG BUUGEEDYADA: ISLEEGTA DHEELIDA EE MUGGA IYO MUUQA
Hordhac Badalkii Bandhig buugeed magaalo Soomaaliyeed ka dhacay, oo qorayaal Soomaaliyeed iskugu yimaaddeen, ayaan kula kulmay qorayaal...
Jan 26, 202011 min read


ABAARTEENA HOOYADEED
Tobaneeyadii sannadood ee danbeeyay abaaruhu deegaankeenan way ku soonoqnoqdeen dawlado iyo gobolo kala duwana waa saameeyay, Soo...
Nov 16, 20163 min read
FALANQAYN: SHEEKO FANEEDA SADDEX NAFOOD
Hawd qalin macaanidii lagu yiqiin waxa uu ku darsaday farshaxan qoraal oo curuuqda hoose ee sheekada marna aan ka maqnaaan, sawirka guud...
Nov 27, 20154 min read
bottom of page